Tahniyada Ciidul Adxa

Madaxda dowlada  federaalka somalia ayaa dadka shacbigga waxaa ay hawada u soo marinyaan tahniyad ciidul adxa oo ah maalin dadka muslimka ah ku weeyn. dadka mulslimka meelkasto ay joogaa  waxaa…

Ninka Aduunka ugu gaaban oo geeriyooday

ninka aduunka Mr. Chandra Bahadur Dangi ugu gaaban oo geeriyooday kadib xanuun mudo gaaban haya ispital kuyaalo Dalka Napel Magalada Kathmando. Mr. Chandra Bahadur Dangi ayaa ahaa 21.5 inches Chandra…

Sanduuqa Dhaqaalha aduunka ayaa amaan u soojeediyey dowlada Somaliyed

Hay’da Sanduuqa dhaqaalaha aduunka marka lasoo gaabsho loo yaqaano IMF ayaa waxaa ay amaan usoo jeedisey dowlada Federalka somaliyeed doorkeeda muhiimka ah dhanka soo celinta dhaqaalaha somaliyeed. Hay’adan aya Somalia…

Arday Soomali u Badan oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Raaf ee Magaalada Nairobi

Munaasabad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayay Arday Soomaali u badan oo ka qalin jabisay Jaamacada Raaf ayaa waxa ay ka dhacday Xarunta ay Jaamacadaasi ku leedahay Magaalada Nairobi. Munaasabadani oo ahayd mid…

Kal fadhiga 1 waad Baarlamanka Galmudug

Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad ee Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug oo ay soo xaadireen 46-Xildhibaan uuna shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir ayaa maanta loo qaybiyay qorshe howleedka ay ku…

Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen oo garoowe lagu soo Dhaweeyay

Guddoomiyaha Guddiga samata bixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, halkaasi oo…

Jihaad doonka John oo ka baxsaday ISIS

Dilaagaweeyn ee Jabhada Islamiga ISIS ninka la magic baxa Jihadi Joon oo magaciisa saxda uu yahay Mohammed Emwazi ayaa waxaa u ku soo can baxay aragax gelinta dadka asigoo soo…

Wareer xoogan oo lagu qaday Hotel Jazira

Alshabaab ayaa werar xoogan ku qaaday Hotelka weeyn ee Al jazira oo kuyaala inta u dhaxeeysa xarunta qaramada midoobneey iyo eeraboorka muqdisho. Weerarkaan ayaa ah mid loo adeegsaday gaari isqarxiay…

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay in shir Calami ah lagu qaban doono Dhawaan Muqdisho

  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke oo shirkan jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay martigelinta shirka caalami ah oo…

Shabaab oo digniin u jeediyay dadka ku nool caasimada Muqdisho+kala carar ka bilowday hoteelada

  Xoogaga Al Shabaab ayaa waxa ay digniin u direen dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo ay kaga digeen inay u dhawaadaan xarumaha Dowladda Federalka Somalia iyo Hoteelada, xilli shalay…