Tahniyada Ciidul Adxa

admin
0 Min Read

maxad weyne xasan

Madaxda dowlada  federaalka somalia ayaa dadka shacbigga waxaa ay hawada u soo marinyaan tahniyad ciidul adxa oo ah maalin dadka muslimka ah ku weeyn. dadka mulslimka meelkasto ay joogaa  waxaa ay u direeyn fariin farxadleh guud ahaa, iyo gaar ahaan dadak somaliyed meelkasto oo ay ku noolyahiin

Madaxweynaha:  Xasan Shiikh Maxamuud

Reysul parlamaan: Maxamed Cisman Jawhari

Reysul wasaare: Cumar Cabdirashid cali

Share This Article