Ninka Aduunka ugu gaaban oo geeriyooday

admin
1 Min Read

Chandra Bahadur Dangi

ninka aduunka Mr. Chandra Bahadur Dangi ugu gaaban oo geeriyooday kadib xanuun mudo gaaban haya ispital kuyaalo Dalka Napel Magalada Kathmando. Mr. Chandra Bahadur Dangi ayaa ahaa 21.5 inches

Chandra Bahadur Dangi ayaa waxaa u galay buuga recordka aduunka Guni book sanadka 2012 markii la cadeeye in uu yahay ni n aduunka ugu gaban kaan gaaban ninki ka horeey oo aha 23.5 oo u dhashay dalka Philibin

gaagaab

kulan heer sare ah oo ay yeesheyn ninka aduunk ugu gaban iyo naagta aduunka ugu gaaban
ninka aduunka ugu gaaban: Chandra Bahadur Dangi
Naagta aduunka u gu gaaban Madam: Jyoti Amge unite

Share This Article