Sanduuqa Dhaqaalha aduunka ayaa amaan u soojeediyey dowlada Somaliyed

admin
1 Min Read

shilin somali
Hay’da Sanduuqa dhaqaalaha aduunka marka lasoo gaabsho loo yaqaano IMF ayaa waxaa ay amaan usoo jeedisey dowlada Federalka somaliyeed doorkeeda muhiimka ah dhanka soo celinta dhaqaalaha somaliyeed. Hay’adan aya Somalia ku amaanatay hanaan maamuleedka daqligga qaranka somaliyeed kazoo galo gudaha iyo dibada.
Dowlada Somalia ayaa waxaa ay sameeyse dhimis miisaniyada qaranka taas oo la soo hordhigay baarlamaanka somaliyeed. Arinkan ayaa waxaa uu noqday mid soo jiitay indhaha dowladaha iyo deeqbixyeyaasha somaliya taageero. Wasrada maaliyada iyo gudiga dhaqalaha qaranka ayaa waxaa ay wadaan hoowlo dib loogu dhimaya qarashaadka laga maarmi karo dowlada ku baxo iyo dhimista mishaaradka iyo shaqalaaha qaar

Hay’da sanduuqa dhaqaalaha aduunka ayaa waxaa ay sheegtay in ay sameeyndoonto awoodsiin bankiga iyowasrada maliyada si ay u maamulaan dhaqdhaqaaqa qarashaadka dowlada ku baxo iyo in ay doowlada la socto arimaha xawaaladaha dalka ka shaqeeya kuwaas oo mararbadan dhibaato kala kulmeen wadamada badan
Mashruucaan oo ay dowlada ku tilaamntay gunti dhuujis dhaqaale iyo iku tashi maxalu ah

Share This Article