Kal fadhiga 1 waad Baarlamanka Galmudug

guddomiyaha-barlamanka-galmudug (1)

Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad ee Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug oo ay soo xaadireen 46-Xildhibaan uuna shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir ayaa maanta loo qaybiyay qorshe howleedka ay ku shaqayn doodaan afarta sano ee soo socota oo ah mudada ay jiraan ilaa 2019-ka.

Qorshe howleedka ayaa qeexaya howlaha horyaalla Baarlamanka Galmudug mudada dhaw iyo tan fogba, baahiyada Baarlamaanka ee u baahan wax ka qabashada iyo arrimo kaleba.

“Waxaan qaybinay istiraatiijiyadda golaha sharci dajinta ilaa laga gaarayo 2019-ka, 4-ta sano ee soo socota ee Baarlamanka loo doortay, ajandaha uu ku shaqayn doono ayaan hordhignay Baarlamaanka, waxa ay ka hadlaysaa Baarlamanka baahidiisa, waxyaabaha deg dega ah ee hadda uu u baahanyahay iyo waqtiyada soo socda, iyo qorsha hawleedka la rabo in la qabto ilaa 2019-ka,  oo ka bilaabanaysa waqtigii la dhaariyay Xildhibaanada” ayuu yiri Guddoomiyha Baarlamanka Galmudug

Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug ayaa wada dadaalo salka loogu dhigayo shuruucdii uu ku shaqayn lahaa maamulkan curdanka ah ee dhawaanta dhismay

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY