Xoghayaha Qaramada Midboobay M.Keating ayaa tageeray go,aankii madaxwayne Hassan sheikh qaatay ,
Ergayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku ansixiyay hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016. Keating ayaa tallaabada madaxweynaha…
MADAXWAYNE ERDUGAN AYAA AAD USOO DHOWEEYAY HADALKII German Chancellor Angela Merkel EE SHIRKA ARIMAHA BANI,AADANIMADA ADUUNKA ISTANBUUL
Madaxwaynaha dalkan Trukiga Mudane Erdugan ayaa shalay aad ugu sacab tumaya German Chancellor Angela Merkel .kadib markii ay halkaasi kasoo jeedisay qudbad ku aadan arimaha qaxootiga dhibaateesan gaar ahaan iyada…
RA,iSAL WASAARE OMAR ABDIRASHIID AYAA MOGDISHO KULA KULMAY WARiYAYAASHA KASOO JEEDA BEESHiiSA
Railsa Wasaare Cumar Abdirahsid ayaa maanta Magaalada Mogdidhu kula kulmay wariyayaal kasoo jeeda Gobolada Puntland , Kulan kan ayee isugu yimaadeen wariyayaal dhowr ah oo ka kala socoda Gobolada Puntland balsa hayb…
RA,iiSAL WASAARE Binali Yildirim AYAA SOO MAGACAABAY XUKUUMADii 65 AAD EE DALKAN TURKIGA,
Raisal Wasaraha Cusub ee dalkan Turkiga Binali Yildirim ayaa soo Magacaabay Gobolaha Cusub ee Xukuumadii 65 aad Dowlada Turkiga , Mudane Binali Yildirim ayaa xilka loo dhaariyay 22 kii bishan may 2016…
SHIRKA ARIMAHA BANI.AADANIMADA ADUUNKA OO KA FURMAY MAGAALADA ISTANBUUL 23 MAY 2016
XOGAHA guud ee qaramada midoobey Ban-ki-Moon ayaa qudbad ku furay shirka isagoona ka hadlay rima dhoPreviewwra oo ay ka mid yahiin wax qabadkii kasoo baxay shirkan kii ka horeyey ,…
MADAXWAYNE XASAN SHEEKH AYAA ISTANBUUL KULA KULMAY MADAXWAYNE KU XIGEENKA DOWLADAKENYA WILLIAN RUTO .
Madaxwayne Dowlada Faderaalka soomaalia Mudane xasan SHeikh ayaa sigaara kulan ula qaatay , Madaxwayene ku xigeenka dalka Kenya William Ruto , masuulitiinta labada dal ayaa ka wada hadaley, xaalada qaxootiga…
MADAXEYNE XASAN SHEEKH AYAA ISTANBUUL KULA KULMAY DHALINYARADA CIIDADAMADA XOOGA QARANKA EE TABABARKA UJOOGA TURKIGA
Madaxweynaha jamhuriyada soomaaliya Mudane Xasan Sheek Mahmuud ayaa la kulmay Ciidamada Qaranka soomaaliyeed ee dhawaan ka qalin jabin doona Xerayaha tababarka Turkiga kuwoooda ugu sareeya , dhalinyada ayaa madaxweynaha…
urarada shaqalaha somaliyed oo hogan cusub doortay
Doorashadaan ayaa waxaa isugu yimid sideed urur shaqaale oo ku midoobay hal dalad oo loogu mgac daray Isutaga Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ku doortay Hogaanka Afarta Sano ee soo socda.…
Baaq Roob Doon ah
wasaarada diinta iyo ow qaafta oo soo saartay baaq dhoor qodob ku wajahan dadka somaliyeed sida looga bixi lahaa marxalada adag ee biyo la’aan iyo abaaro saameeyey dhamaan…
Baaq Isu Tanaasul
Xisbigga Dimuqraadiyadda iyo Siyaasadda Soomaaliya. SDPP, waa xisbi siyaasadeed oo madax-banaan oo ka shaqeeya arimaha siyaasadda guddaha iyo dibadda, arimaha bulshadda, hormarinta dhaqaalaha, dib,udhiska dalka, sare uqaadidda wax-soosaarka qayraadka dalka,…




