Raisal Wasaraha Cusub ee dalkan Turkiga Binali Yildirim ayaa soo Magacaabay Gobolaha Cusub ee Xukuumadii 65 aad Dowlada Turkiga , Mudane Binali Yildirim ayaa xilka loo dhaariyay 22 kii bishan may 2016 kadib markii uu xilka iska Casilay Raisalwasarahii hore dalkan Mudane Davut oglu ,
Binali Yildirim ayaa ku dhawaaqay maanta 26 Wasaiir oo ay ka midtahay hal haweeneey Dr.Fatma Betül Sayan ,
Yildirim ayaa kasootagay 8 ka mid ah Goalaha wasiiradii hore ee ka tirsanaa xukuumadii hore ee Davut oglu,
Raisal wasaare Binali Yildirim ayaa ka mid aha golahii hore ee wasiirada xukumadii dhacday , kadib markii uu is casialy raisal wasrahii isaga ka horeeyey , Xisbiga AK part ee tadala dalkan haya ayaa soo doortey Mudane Binali Yildirim oo aha wasiirkii hore ee isgaarsiinta dowlada turkiga ,
ugu dambeenti Yildirim ayaa si dhaqsa leh ksuoo magacaabay golahiisa cusub ee wasiirada , tasoo dardar galin doona siyaasada turkiga oo malmahan ahayd mid aad u adag ,,
Istanbul -Trukey
WQ kamal Hassan





