Railsa Wasaare Cumar Abdirahsid ayaa maanta Magaalada Mogdidhu kula kulmay wariyayaal kasoo jeeda Gobolada Puntland ,
Kulan kan ayee isugu yimaadeen wariyayaal dhowr ah oo ka kala socoda Gobolada Puntland balsa hayb ahaan kasoo jeeda beesha raisalwarasaha ,
,
Qaar kamida wariyaasha jooga magaalada Mogdisho ayaa arintaani ku tilmaamay in ay tahay Qabyaalad lagu kala soocaato Waiyayaasha soomaaliyeed, madaama raisal wasaarahu Waligiis la kulmin wariyayaasha qaranka soomaaliyed kuwa joogo dalka ama kuwa joogo Magaalada mogdisho ,
Mid kamid ah wariyayaasha ka howlgala mogdisho ayaa iisheegey in Raisal Wasaare Omar waligiis uu la kulmin wariyayaasha Caasimada soomaaliya mogdisho jooga , balsa maanta uu kulan gooniya la qaatay wariyayaasha kasoo jeeda beeshiisa iyadoo ay ka kala yimaadeen gobola kala duwan ,
suaasha aanu iswaydiineeno waxa ay tahay sababata keenta in raisalwasraha qaranka uu la kulmo tiro wariyayaal ah oo kasoojeeda beeshiisa , sidoo kale sababta u diiday in uu la kuolmo wariyaasha qaranka maxay tahay ?
waa arin laga xumaado in kastoo aanan ogeen raisalwasaraha kulankaan waxa loogu macneey in uu beel la kulmaayo iyo in uu la kulmaayo wariyayaal soomaaliyeed .





