MADAXWAYNE ERDUGAN AYAA AAD USOO DHOWEEYAY HADALKII German Chancellor Angela Merkel EE SHIRKA ARIMAHA BANI,AADANIMADA ADUUNKA ISTANBUUL

admin
2 Min Read

Madaxwaynaha dalkan Trukiga Mudane  Erdugan ayaa shalay aad ugu sacab tumaya German Chancellor Angela Merkel .kadib markii ay halkaasi kasoo jeedisay qudbad ku aadan arimaha qaxootiga dhibaateesan  gaar ahaan iyada oo sheegetey in qaxootiga dhibaateesan ee jooga dalkeeda yahay kuwa ka badan kuwii aan ugu talagalnay in aan qaabilno , hadan sidaas ay tahay ma fiirsan karno xaladaha bani,aadanimo ee halista , waxa sidaasi yiri angela merkel .

 

waxayna si xoogan uga hadashay Arimaha qaxootiga Syria ee ku daycan inta u dhaxaysa turkiga ilaa iyo xuduudaha germalka , sidoo kale balanqaadyadii hore waxa ay noqdeen kuwa aan sidii la rabay loo fulin, lacaga badan ayaa la balan qaaday hadana waxaa ka xunahay in ay nasoo gaaraan  lacaga jajab ah , taasi waxay dhib u dhac ku noqonaysaa , gargaarka bani,aadanimada iyo qaxootiga ku dayacan meelaha qatarta ah ,

Merkel-Erdogan-750x347

hadalka marwo merkel aya kusoo aday kadib markii ay kulan gaara qaateen iyada iyo madaxwaynaha dalkan turkiga ka hor inta uusan furmin shirkan looga hadlaayo arimaha bani,aadanimada aduunka . dowalda turkiya ayaa iyaduna cadaadis badan saartey qaramada miboodey iyo dowladaha deeq bixiyayaasha  in ay qaxootiga suuriyaanka ku hayaan dalkooda , heshiiska ayaan wali sidi la rabay u dhaqan galin balsa dowlada turkiga waa ay kaso baxday kalinteedii ,

 

labadan masuul ayaa fakir isku-mida ka qaba arimahan qaxootiga ku dhibaateesan xuduudaha yurub , sidoo kalena beesha caalamka waxay u soojeediyay in ay dardar galiyaan balanqaadyadii sanadkii 2014 . si loo yareeyo qatarta soo wajahaysa qaxootiga kasoo hayaamay dalalkooda .

 

WQ KAMAL

Share This Article