XOGAHA guud ee qaramada midoobey Ban-ki-Moon ayaa qudbad ku furay shirka isagoona ka hadlay rima dhoPreviewwra oo ay ka mid yahiin wax qabadkii kasoo baxay shirkan kii ka horeyey , sidoo kale xogahaya ayaa afka ku dhoftay in sanadkaan uu yahay sanadkii ugu darnaa ee xalad baniaadanimo laga soo sheego dunida ,
Madaxwayne Erdugan ayaa qudbad qiima badan kasoo jeediyay Madasha Shirka Arimahada baniadanimada ee ka socda istanbul , isagoona ka warbixiyay dowlada turkiga sida ay uga qayb qadatay xalada qaxootiga dowladaha dariskeeda ah ee kusoo qaxay ,
Madaxwene Erdugan ayaa sheegey in dowlada turkiga ay tahay dowalda kaliya ee qaxootiga ugu badan heysa , qof walbana waa u furantahay in ay soo dhoweyso , isagoo carabka u dhuftay in dhaqaale fara badan uu ku baxo sanad walba , beesha calamka arintasi in ay kaalinteed ka qaadato ayaan rajyneenaa , erdugan oo hadalkiisa siiwata ayaa yiri ,TURKIYA Marnaba indhaha kama laaban doonto xaalada bani,aadanimada iyo aadmiga dhan ,
shirkan ayaa ah kii ugu waynaa ee looga hadlo arimaha bani.aadanimo , waxana kasoo qayb galay madax badan oo ka kala socatay caalamaka .Xogahaya guud qaramada midoobeey ban-ki-moon. 125 hogaamiyayaal ka kala socday caalamka , 175 xubin oo ka tirsan Qaramada midoobey . urudada dowliga iyo uwa aan aheen intuba waa ya kasoo qayb galeen shirka ,
sidoo kale hogaamiyaha dalka Germalka Angela Dorothea Merke Ayaa iyadana ka hadashay madasha shirka , waxayan carabka ku dhufatay in dalka germalka uu qaxootiga ugu badan sanadkaan soogaareen , balsa aan sidii la rabay loo maren wayay maadama dadku soogaray aad u badanyahiin , beesha camalka waxay balanqaadyadii 2014 ee shegtey 450 millyan waxa naga soo garay ayaa iska yar kaliya waxaan aragnaa lacaga jajab ah . waa adagtahay in mashaariicda aan wadno si toosa loo fuliyo marka loo eego lacagaha nasoo gaaraya ,
shirkan ayaa socon doonaa ilaa bari 24 may 2016 waxana lagu lafa guri doona sida wax loogu qaban lahaa qaxootiga meel kasta ay joogaan , sidoo kale xalinta qilaafaadka dowladaha dagaalka uu kasocdo . madaxdoodu waa in ay xaliyaan colaadaha oo ah waxa ugu horeya ee ka qayb qaata xalad xumada baniaadanimada ,,
ITSNBUL-TURKEYA
WQ KAMAL HASSAN

















