Madaxwayne Dowlada Faderaalka soomaalia Mudane xasan SHeikh ayaa sigaara kulan ula qaatay , Madaxwayene ku xigeenka dalka Kenya William Ruto , masuulitiinta labada dal ayaa ka wada hadaley, xaalada qaxootiga soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Kenya ,
dhowaan ayeey ahayd markii dolwada kenya sheegtey in ay dib u celineeyso Qaxootiga soomaaliyee ee ku xjira xerayahay qaxootiga ee dhadhaab iyo xagardheer iyo kuwa kale oo ku yaala dalkaasi keenya . shacabka soomaaliyeed ayaa arintaas walaac ka muujiyay arinta kasoo yeertey keenya , sidoo kale dowlada kenya ayaa ku andacooneysay in amni dabo ay kala kualantay soomaalida madaama ay kooxaha nabadiidka gabad kasoo dhiganayana dadka qaxootiga ,
kulanka labada madaxwayne ayaa kuysoo adaya xili uu magaalada istanbuul kasocdo shir looga hadlaayo arimaha bani.aadanimada , kasoo loogu magac daray shirkii ugu waynaa ee looga hadlo arimaha aaadminiga . iyadoo ay kasoo qayg galeen 125 hogaamiye kuwasoo ka kala socda wadamada calamka , Xogayaha guud ee qaramada midoobay 175 xubonood ka midga qaramada midoobey , waxana ka qyab galay madaxada soomaaliyeed uu hogaaminaayo Madaxwyene xasan sheeg , Wasiirka arimaha dibada Mudane Hadliye , |Wasiirka qorsheenrta qaranka Abdirahman \eynte , wasiirka arimaha gudaha Abdirahman Odawa ,
kulankaan labada masuul ee soomaaliya iyo kenya ayaa looga hadlay sida looga fiirsan lahaa dib usoocelinta qaxootiga soomaaliyeed , waxana la filayaa in qorsho baxaad leh dowladu u sameeso , iyadoo loo kaashanaayo qaramada midoobey iyo deeq bixiyayaasha caalamaka oo ku dhann shirkaan ka socda magaalad aisrtanbuul .
Istanbul-Turkiya
WQ kamal Hassan









