Raisal Wasaaraha Britian ayaan ku dhawaaqay iscasilaad :
Ra’iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii inta badan dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. Cameron ayaa go’aanka is…
shacabka uk ayaa u codeeyay in ay ka baxaan midowga yurub EU
Natiijooyinka hordhaca ah ee aftidii Britain loo qaaday inay kamid ahaato Midowga Yurub ama ay ka baxdo ayaa waxay muujinaysaa kala qaybsanaan xooggan. Labada dhinac aad ayay isaga ag dhaw…
Afur Wadareed loo sameeye 500 qofood
Source Gulf news Afur wadareeyd oo sameeyo dad garaaya 500 qofood oo rag ah kuwaa oo ka shaqeeya hoolaha dhismaha, aruurinta qashinka iyo burburinta dhagxaanta iyo dhismayaasha gabooway ayaa waxaa…
Maxkamada Puntland ayaa dil Toogasho ku xukuntay 43 dhalinayara shabaab ah
Maxkamada Maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday xukun dil toogasho qaar ka Mida maxaabiista Al Shabaab ee ku xiran Xabsiyada puntland, Maanta ayee sheegtey Maxkamada ayaa in dil toogasha ku…
Tansaniya oo xirtay 630,000 taleefoon
bbc somalia Tansaniya, ayaa hal habeen hawada ka saartay 630,000 oo taleefoonada gacanta ah, taasi oo ujeedkeedu yahay in lagu dhammeeyo taleefoonada gacanta ee been abuurka ah ee dalka. Tansaniya,…
Muqdisho: Howlgallo lagu soo qab qabtay tiro ka mid ah Al-Shabaab
MUQ DISHO : Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay’adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka sameeyeen Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta ka tirsan Degmada Yaaqshiid…
Booliska Ingiriiska ayaa baadhaya ujeedadii ka dambaysay dilka xildhibaan Jo Cox. Xilibaankan ayaa ka tirsanayd xisbiga mucaaradka ah ee Labour-ka. Gabdhan oo khamiistii lagu toogtay hadana la tooriyeeyay gobolka West…
Wiil Darbi jiif gawaarida Nairobi kala hagay
Cunug darbi jiif ah ayaa shalay subax ka saaray mushkiladda dareewallo gawaari ku xanibmay halka ay iska gooyaan labo waddo magaalada Nairobi. Wariyaha BBC Cabdinuur Aden, ayaa ka qaaday sawiro…
Xaalada Caruurta Kunaalo Xeryaha Qaxotiga Waqoyiga Dalka Faranca
waxaa si weeyn looga deeyrinyaa xaalda caruurta kunool xeryaha qaxootiga ku sugan Waqiyiga dalka Faranca halkaa oo ay ku sgayanhiin caruur badan oo aan walidkooda la socan nin. caruurta xerada…
Dowlada Boliviya oo Diiday kaalmo digaag ah
dowalada Dalka boliya ayaa waxaa ay ku gacan seeyrtay qorshe loogu deeqay digaag kaalmo taa oo loogu talagaly dhimista saboolnimada. Hayada Bill Gates foundation ayaa waxaa ay shaacisay ineey deeq…




