Dowlada Boliviya oo Diiday kaalmo digaag ah

admin
1 Min Read

flag-of-boliva

dowalada Dalka boliya ayaa waxaa ay ku gacan seeyrtay qorshe loogu deeqay digaag kaalmo taa oo loogu talagaly dhimista saboolnimada. Hayada Bill Gates foundation ayaa waxaa ay shaacisay ineey deeq Digaag nool ay gaarsiin doonto dalalka aduunka u farqrisan si loo dhimo gaajada iyo saboolnimada.

Masharuuca Hayada Bill Gates ayaa ah mid lagu bixinyaa 100, 000 oo digaag oo alsiindoon dalal ay ka midtahay Bolivia iyo kuwale oo u badan Wadamda Saxaraha Kahooseya.

Wasrada Horumarinta Dalka Bolivia yaa ka hadashay waxan ay soo saartay bayaan ay ku didayaan digaagka kaalada lagu shegay. wadanka Boliva waa wadan 500 sano ka hor soo sarijiray digaag waxan hada aan soo saarnaa 197 milya oo diigaag ah sandkasta waxaan dhoofinaa 39 milyan sida waxa yiri wasiirka Wasrada Horumarinta Cesar Cocarico

Share This Article