Haweeyneey ayaa ku umushay Diyarada Dhexdeeda Sacudi Arabia Airline safar ku socday New York Dalka Marekeynka Dulimadka SV 21 kaa ku wajabnaay JFK airport Diyaradan ayaa kasoo kacaday Red Sea ciy of Jeddah
haweeyneydan ayaa foosha ay qabatay Diyarada oo mareeysa Hawada dalka Irland waxan loo soo weecey Heathrow airport oo ku yaalo Londan casimada dalka Biritain waxan ay dhashay gabar yar oo aan bilo dhameysanin ama dhicis ah balse nool.
duliyaasha ayaa loo sheegey inay shidaal qaataan in aysand Degin Diyarada Boeing 77 7. durbadii waxaa shebekedaha social media laga arkay sawir uu qaaday qof ka mid ah shaqalaha mujinaya dhalanka yar oo shirka diyarda lagu dhex hayo
ma han markii ugu horeeyse ay haweeyne ku dhasho diyar korkeed. inkastoo aay mamnuuc tahay in haweeyney leh uur muuqdo ama bilaheeyda dhowyahiin ay raacda diyaarad safar dheer galeeysa.
Mr. Abdullahi




