Dimitri Payet oo Wacdara ka dhigay Koobka qaramada yurub 2016

admin
1 Min Read

 received_1024974627584203

Dimitri Payet laacib ka reer Faransa ee Hogaaminaya Gool Dhalinta Koobka Qaarad Yurub 2016 ee lagu martigalinaayo dalkiisa Fransa,
Laacibkan ayaa garoomada kusoo galay Dhoor iyo labatan jir ,

received_1024974630917536Payet kahor inta uusan Cayaaraha kubada Cagta iyo kooxdiisa Westhamp kasoo muuqan ayaa ahaa shaqaale Dukaan dharka ka laa laaba, marka ay dadku isku jimeeyaan, isagoo mishaar ahaan u qaadan jiray kun doolar,

received_1024967110918288received_1024967120918287

Intii uu kusugna Garoomada Yurub Payet ayaa ahaa Ciyaaryahan sidaas looga aqoon Koobka Hooryaal ka Ingiriiska,

2016 Koobka Qararada Yurub Payet Wuxu ka dhigay wac dara aan la fileen, isagoona noqday Carayahanaka ugu fiican kooxdiisa Faransa ,

Payet ayaa hogamiyana Gool Dhalinta Koobka Qaramada Yurub kadib goolkisi quruxda badana uu caawa ka dhaliyay Qaranka albania oo ay lugtii labad la cayaareen qarankiisa,
FARANSIISKA ayaa 6 dhibcood ku Hogaaminaya Groupkiisa

 

received_1024967124251620

 

Ciyaaryahan Payet ayaa hada ka mid ah cayartooyda ugu laacibsan qaarada Yurub isagoona rajayna Mustaqbalka inu aado kooxa waawayn rajadiisu maxuma waloo uu  da,a ween kusoo galay garoomada ,waana mid uu ku muteestay dadaalkiisa in qaranka faransiisku kasoo tago Laaciibiin waawen oo magac  kuleh Yurub sida nasri,benzima, ribrey
WQ kamal Hassan

Share This Article