Obama iyo Dalai Lama oo kulmaya inkasta oo Shiinuhu ka soo horjeedo

SOURCE: BBC Somali

Madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa la balansan Dalai Lama isaga oo kulan khaas ah kula yeelan doona aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka inkasta oo Shiinuhu ay ka soo horjeedaan arrintaas.

Shiinaha ayaa horay uga soo horjeedsaday in hogaamiyeyaasha aan Shiinayska ahayn ay kulan la yeeshaan wadaadkaas Tibet ka soo jeeda ee diinta Budhistaha caanka ka ah, waxayna u arkaan nin gooni ugoosad raba.

Obama iyo Dalai Lama ayaa horay u kulmay dhawr jeer, wadahadal koodanna wuxuu noqon doonaa mid ay albaabadu u xiran yihiin. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa cambaareeyay kulanka Arbacada.

Lu Kan wuxuu sheegay in kulankoodu uu calaamad khalad ah tusayo xoogagga gooni u goosadka iyo arrinta madaxbanaanidaba, taasina ay dhaawacayso kalsoonidii labo geesoodka ahayd iyo iskaashigii ka dhexeeyay.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY