muran mudo bilo ah soo jiitayamay ayaa waxaa uu hareeyey siysada dalka Igriiska taa oo ay ku dhowdahay in ku kala qeeybsaman siyaasiinta dalka ka arimisa. wasiirka Mr. George Osborne ayaa ka digay caawiqbta maliyadeed oo ay keeni karto ka bixinta Midowga Yurub waxana uu sheegay iney Biritain galidoonto xaalad aan la qiyaasikarin meesha ay saldhigan doonto.
Mr. George Osborne aya waxaa uu kaloo sheegay in ay macquul tahay in arinka ay sababato xasilooni dari dhanka dhaqalaha waxan dhicikarta ayuu yiri canshuur kordhin iyo ka fogaansho xiiro ganacsi oo ay Uk lla laheed wadama badan . wasiirka maliyada oo si wata hadalkisa ayaa yiri arinka muhajiriinta oo ah xudunta murankan ayaa ah waxa aan culeyswen laheeyn.
xisbiyada siyaada dowlada ayaa aad ugu kala qeeyb sameeyn arinka ka bixitaanka Biritain ay ka baxeeyso midowga reer yurub.



