Oscar Bistrusi oo dib maxkadmad looga yeeray

admin
1 Min Read

Pistoruise in court

ciyaaryahnka dhanka ordaka ee reer south afrika Mr. Oscar Bisrusi ninka lagu magacabo oo ay maxkmad ku xukuntay fal dambiyeed dil ah uu u geeystay gabar saxbiitisa ah yaa maxkad soo horistgaaya maantay.  ciyaaryahanka maalqeeybnka reer south africa ayaa ah nin naafo kana go’an labad lugood waxaan uu caan ku yahay orada aduunka oo uu guulweeyn kasoo hooyieye

Mr. Oscar ayaa waxaa lagu arkay maxkada dhexdeeda asigaa aan xirneey lugo macmall ah uu xiran jiray. dadka qaar ayaa ku tilmaaya arinkaan in ay tahay niyad jabku dhacay ciyaaryahka kadib markii lagu xakumay faldamiyeed gacan ku dhiigele ah

 

Yusuf Ali Farah

Share This Article