waxaa si weeyn looga deeyrinyaa xaalda caruurta kunool xeryaha qaxootiga ku sugan Waqiyiga dalka Faranca halkaa oo ay ku sgayanhiin caruur badan oo aan walidkooda la socan nin. caruurta xerada qaxitga kujira yaa waxaa ay la kulmaan dhibatoyin kala duwan in lagu qasbo sameynta fal dambiyeedyo iyo ka ganacsiga jirkoda ayadoo loo sheegayo in lasiin doono nolol ka fican mida hada ay ku jiran.
Hayada Sanduuqa caruurta qaramad midoobe UNICEF ayaa shegtay in caruurta ay dhib weeynku qabaan kufsi iyo ku shaqeeysi qasab marka ay ay donayaa ineey u safran dhanka UK oo ay ka radinyaan nolol fiican
Melanie Teff oo ah lataliye UNICEF Uk dhanka gargaarka banii’aadaminimo ayaa tiri waan ognahay in labatanki sano lasoo dhaafay ay jirtay dhibatoyin iyo caqbado badan dhanka soogalootiga tani waa qeeb ka mid ah dhinka
waxaan markasta maqalnaa sheekooyin naxdinleh in gabdhaha jirkoda laga faa’iideeyst wax kayar 6 dollar loogu galmoodo si qasab camal ah si ay u aruursadan lacag jidmark oo ay ugu safran UK
dadka soogalootiga yurub yimaada 4 meelood 1 dhig ayaa ah caruur waxan ka mid ah kuwa aanan walidkooda lasoconin




