Wiil Darbi jiif gawaarida Nairobi kala hagay

Cunug darbi160617105531_darbijiif_512x288_bbc_nocredit

jiif ah ayaa shalay subax ka saaray mushkiladda dareewallo gawaari ku xanibmay halka ay iska gooyaan labo waddo magaalada Nairobi.

Wariyaha BBC Cabdinuur Aden, ayaa ka qaaday sawiro wiilka da’ada yar ee darbi jiifka ah oo gawaarida kala hagayay ku dhowaad labo saacadood magaalada Nairobi.

Wuxu joojinayay gawaarida hal jid ka imaaneysay si kuwa kale u gudbaan, kaddibna wuxuu fasaxayay kuwii uu joojiyay isagoo celinayay kuwii hore uu u fasaxay, taasi oo suurgal ka dhigtay in dadka aysan ka daahin shaqadooda.

Tallaabada uu qaaday wiilka yar, ayaa ka yaabisay dareewallo badan oo badi u arka carruurta darbi jiifka kuwa dhibaato ah, maadama ay ka tuugsadaan lacag sida uu sheegay wariyaha BBC-da. mid ka mid ah darewelada Gawaarida biilka Wada ,

 

 

Xigasho BBC Somalia

WQ kamal Hassan

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY