admin
1 Min Read

Mpoff

Booliska Ingiriiska ayaa baadhaya ujeedadii ka dambaysay dilka xildhibaan Jo Cox.

Xilibaankan ayaa ka tirsanayd xisbiga mucaaradka ah ee Labour-ka.

Gabdhan oo khamiistii lagu toogtay hadana la tooriyeeyay gobolka West Yorkshire.

Xilibaanada markii la dilayay waxay kulan la lahayd qaar ka mida dadka soo doortay.

Dilkan ayaa ka nixiyay qaranka Britain dhan. Waxa la hakiyay ololihii loogu jiray aftida dhici doonta.

Dalka Britain waxaa laga qaban doonaa afti to dobaadka dambe.

Qof goob joog ahaa ayaa sheegay in ninka weerarka qaaday ku qaylinayay “Britian baa kow ah”

Nin laba iyo konton jir ah oo dilkan lagu eedayno ayay booliisku xidheen.

booliiska ayaa wali wax faahfahain ka bixin Arinta la xaiirta dilka xildhbnada JO COx

Durba waxa iska soo  daba dhacaya Warqado Tacsi ah oo  ay soo dirayaan Dadka jecel  Xildhinada iyo asxaabteeda .  aabaha laba dhalay 2 caruur ah oo ay ka baxday xildhiban Cox  ayaa isagana ka jawabaya tacsidaas  isagoo leh aan meel uga soo wada jeesano cadowga Jo waa Cadowga aadanaha dhan ,

 

Cox ayaa ahayd qof  ku xeel dheer sharciga iyo arimaha baniaadanimada, gaar ahaan qaxootiga soogalootiga dalkan  gaar ahaan qaxootiga suuriyaanka

 

 

2791

160616161718_jo_cox_512x288_bbc_nocredit

images (1)

2791

4512

 

WQ Kamal Hassan Hussein

Share This Article