Source Gulf news
Afur wadareeyd oo sameeyo dad garaaya 500 qofood oo rag ah kuwaa oo ka shaqeeya hoolaha dhismaha, aruurinta qashinka iyo burburinta dhagxaanta iyo dhismayaasha gabooway ayaa waxaa lagu qabtay Imarada Dubai oo ak mid midowga imaardka carabta.
Afur wadeerykaan yaa waxaa agu qabata barxadweeyn ay leedahay shirkada Al-Badaaya oo ka shaqeeyso hoowlaha dhismayasha iyo burburinta qashinka dadka afurka ka faadiieeysana waxaa u badana dad ka shaqeeyo shaqoyin adag kuwaa oo aan awoodin ineey iska bixyaan afurka ama ay wax karsada xiliga shaqada ay ka rawaxaan.
Afur Wadareedkan ayaa waxaa soo diyaariyay naadi ay leeyahiind dhalinyarada ardayada dubia oo aku midobeeyn 120 arday kuwaa oo soo abaabulay hoowshan dhaqalana ka soo guray dadka halu qeeyrka. dhaliyarada hoowshan heeysa ayaa waxaa ay yahiin kuw dadooda lagu sheegay 5 ilaa 19 sano jiro kasoo jeedo Imarada Dubai
Gabar Yara 12 hadeer ka qaljabisay fasalka 12 oo kamid dadka hoowshan soo abaabulay hadan qeeybinteeda waqtiweeyn ku bixiyo ayaa waxaa ay tiri runint aad baan u faraxsanahay inaan hoowl baaxadan weeyn si mutadawacnimo u qabto waxaan ii tahay guul waxan hadeer dareeymay in anigana wax qabsankar qarankana waxa u qabankaro
inta soo abaabushay, inta qarashka bixisay iyo inta qeeybinta ka shaqeeya waxaa ay gareeyn guul weeyn walalahoodana waxaa ay ka feedeeyn kurbo aduun ayakana waxaa u baal gudidono alah.




