shacabka uk ayaa u codeeyay in ay ka baxaan midowga yurub EU

admin
1 Min Read

download

Natiijooyinka hordhaca ah ee aftidii Britain loo qaaday inay kamid ahaato Midowga Yurub ama ay ka baxdo ayaa waxay muujinaysaa kala qaybsanaan xooggan.

Labada dhinac aad ayay isaga ag dhaw yihiin, balse kooxda u ololaynaysay in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub ay si aan la filayn taageero ballaran uga heshay waqooyi beri England iyo Wales.

Kooxda doonaysa ka sii mid ahaanshaha Britain ayaa iydana codad badan ka heshay London, Scotland iyo Waqooyiga Ireland.Tirinta codadka wali way socotaa.

 

arintaan ayaa noqon doono mid ay baalarmaanka yurub ka fariisan doonaan inayadoo ay wada  badan doonayaan in ay kasii baxaan iyagana midoga yurub , arintaan ayaa loo sababeynaya dhaqala xumada iyo amini darada soo wajahday yurub

WQ kamal

 

 

 

 

Share This Article