Afganistan oo isticmaalka adeega internetka uu sii kordhaayo

  dalka afganistan oo ah mid ka mid ah wadamada ay sida xun au waxyeeleeyn dagaalo sokeeye, kuwo diini iyo fara gelin shisheeya ah dal mudo dheer kujiro mushkilod codlaaded…

deeq raashiin oo maanta lagu wareejiye Maamulka Gobolka Banadir iyo Wariyeyaasha dhiban

wasrada arimaha gudaha ayaa waxaa ay deeq raashin ku wareejisay maamulka gobolka banaadir,  maamul goboleedka koonfur galbeed iyo dhibanayaasha saxafiyiinta somaliyed. deeqadaan ayaa ah mid rashin qalalan lagu gaarsiin doono…

gabar dhalinyaro oo loo dilay isticmaalka baraha dadka ku kulmaan awged

  Dalka Paskistan ayaa waxaa ka dhacaday arin naxdinleh oo ka dhan ah gabar isticmaasha facebook iyo snabachatka oo ah baraha dadka ku wada hadlan. gabadan oo lagu magacabo Qandeel…

Reysal Wasrada Dalka Biritain oo magacabday wasiiro cusub

  haweneyda reysul wasraha ka ah dalka Biritain Mrs. Theresa ayaa waxaa ay wada olale ay ku magacaabeeyso wasiiro cusub xukumadeeda hogaminkaro. wasiiradan  cusub aya waxaa waxaa ay yahiin dumar…

Kirishbooyada Basaska Magaalada London oo ay shaqo la’aan soo foodsaarty

  midka midah shirkada Basaska dadweeynaah raacaan  ee London ayaa waxaa ay shaacisay in ay shaqada ka ceeyrindoonto 300 oo kirishbooy kuwaa oo ka shaqeeyn jireeyn basaska ka shaqeeyo lonodpn.…

Duulaanka 2003 Ciraaq lagu qaaday waa xaqdaro

John Prescott oo ah kuxigeeynka reeysul wasarahi hore Dalka Biritain Mr. Toni Balair oo  ka mid ahaa hormuudka  duulaanka dalka Ciraaq lagu qaaday 2003. ninkaan oo ahaa siyaasi doawlada qeeyb…

Muwadiniinta Dalka Emaradka Carabd UAE oo cabashaka ah xadiida Dharka Dhaqanka

kagadaal,  falal xuxun oo ka dhan ah muwadaniin Emaraat ah oo lagu lakacay jajuub iyo is hor istaag ka dhan sida ay u labistaan marka ay jagan ama ay ku…

Somaliland oo Xabsiga dhigtay farxaan Xidig ,

  Maamulka somaliland ayaa Xabsiga dhigtay Farxaan Muuse Cige Farxaan Xidig oo ah Fanaan kusoo biiray siyaasada soomaliya , Farxaan ayaa Todobaad ku xiran Xabsiga ku yaala somaliland ,iyadoo an…

xujeeyda oo loo xiridoona Jijin ama Saacad casri ah

Boqortooyada Islamka ee Sacuudiga ayaa shaacisey isticmaalka alad gacanta lagu xirta oo sida Jijin ama Saacada oo kale ah oo loo xiri doono dhamaan xujeeyda waxii sanadka ka dameeye. jijintaan…

Koowda luulyo oo si’wayn looga xusay dalka Turkiga “Sawiro”

Magaalada Istanbul dalka Turkiga waxa lagu qabtay Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen Dhamaan ardayda soomaaliyeed ee wax kabarata Dalkan Turkiga,  …