Reysal Wasrada Dalka Biritain oo magacabday wasiiro cusub

admin
1 Min Read

 

haweneyda reysul wasraha ka ah dalka Biritain Mrs. Theresa ayaa waxaa ay wada olale ay ku magacaabeeyso wasiiro cusub xukumadeeda hogaminkaro. wasiiradan  cusub aya waxaa waxaa ay yahiin dumar taa  oo ay doneeyso in ay ku xoojiso xaquuqda dumarka iyo cadaadiska xogan dumarka Biritan ka heeysta dhanka shaqada faraha badan.

haweeneeydan ayaa waxa xilka ay qabatay 13 Juky 2016 kadib markii ay ku dhawaaqday Boqorada Ingiriiska taa oo leh magacabida reeysul wasaraha cusub. haweeyneydan ayaa waxaa lagu wada in ay dalka Ingriiska ka saarto dhibatoyin xogan ka imankara ka bixida Uk aya ka baxada fadhiga midogwga reer yurub taa horseeday in dhaqalaha dalka ay soo foodsarto xasilooni dari.

haweeneeyda lagu amgacabo Theresa May ayaa ah 59 jir siysada iyo dhaqaalaha wax badan ka taqano loogan fadhiyo in dhaqaalaha Biritain ay ka bad baadisada cabsida ah in kabixida EU ay sameeyn ku yeelato.

 

Share This Article