Kirishbooyada Basaska Magaalada London oo ay shaqo la’aan soo foodsaarty

admin
1 Min Read

 

midka midah shirkada Basaska dadweeynaah raacaan  ee London ayaa waxaa ay shaacisay in ay shaqada ka ceeyrindoonto 300 oo kirishbooy kuwaa oo ka shaqeeyn jireeyn basaska ka shaqeeyo lonodpn. arinka ayaa waxaa uu sameeyn doonaa ayaa layiri kirishbooyada ka hoowlgalo  lix wado 9, 10, 11, 24, 38 and 390.

shirkada aya tiri kirishboyada wax mocno aan aheeyn qanaca macmiisha nooma   sameynjirin. halka dadkana ay qabaan in kirishbooyada shaqadooda ka muhiim sandeeyn kaliya gadida tikidhada, balse ay aheed in ay kala hagan rakaabka iyo in ay ka ilaaliyaan kaboodida baska xiliyada uu socoda ama maraya meelaha cariiriga badan.

shirkada babsaska ayaa waxaa ay soo iibsataya basas casri oo aan u baahneeyn in labada lafuro ama la xiro. sidaa awgeed waxaa laga maarmi karaa shaqaaleeynta kirishbooyo. qalabkan casriga shirkada waxaa uu usuurtogelinkara faa’iido 10 Million sanadkasta

arinkan ayaa waxaa uu walaacbadan ku abuurayaa xoogsatada ka shaqeeysata kirishboynimada kuwaa oo u badan ajaaniib oo ay qeeyb xogan ka yahiin dadka somalida.  waxaa sii badanaya isticmaalka technoligiyda carsiga taa oo markast soo kordhisa qalabyo looga maarmikaro ku xirnaanta shaqaalo badan.

 

Mr. Kamaal

Share This Article