John Prescott oo ah kuxigeeynka reeysul wasarahi hore Dalka Biritain Mr. Toni Balair oo ka mid ahaa hormuudka duulaanka dalka Ciraaq lagu qaaday 2003. ninkaan oo ahaa siyaasi doawlada qeeyb ka ah ayaa waxaa uu muujiyey qoomameeyn aad iyo aad u xoogan sida indha la’aanta aanku taageerynay duulanka dalka Ciraaq ayaa yiri ” masibaadaas nolosheyda waxa ku noqotay sameeyn ma hardho ah”
John Prescott waxaa yirir hadii aan ogahay in dagaalka ciraaq cawaaqibtan ka dhalneeyso ma tagerileyh dadkii faraha badnaa ee ku dhintay iyo kuwa cidan UK waxan u diryaa tacsi. runti warbixinta Chilcot waxaa ay wax ku filan in la fahmo xaqiiqada wanatan hada aan ka mujinaya qoomadamda.
Toni Balair reysul wasarahir Biritan dulkan ku hoganshay waxaa uu muujiyey inuu ka xunyahay qaladaad farsmo oo dhacay lakiin ma muujin waxaa uu ahaa go;aanka dulaanka.




