kagadaal, falal xuxun oo ka dhan ah muwadaniin Emaraat ah oo lagu lakacay jajuub iyo is hor istaag ka dhan sida ay u labistaan marka ay jagan ama ay ku dhex safrayaan dalalka reer galbeedka qarkamid ah. halkaas oo horay lagu diiday muwadiin carab sfarkooda ama hoowl malmeedkooda dharka ay xiranyahiin ragga Qamiis, Cambuur iyo cabaayada ama xijaab oo ay xrtaan dumarka.
shaqsi u dhashay Emaradka carabta magacisa layirahdo Al Menhali’s ayaa waxaa lagu xiray dalka Mareykan halkaas oo loo xiray labiska uu xirnaa oo ay askarta ku micneeyn mid argagaxiso ah. qaarka mid dad reer galbeed ayaa waxaa ay casbis weeyn ka qabaan argagaxisa kuwa oo ay ku arkeeyn xirashada dharka carabata iyo ku dhawaaqida erayda caribiga. taa ayay u micneysteeyn in qofkast oo muslim wata xijaab uu yahay argagaxiso.
haba ugu darnadeeyn ciidkan policka, sirdoonka iyo cidanka wadooyinka ilaaliye si joogto ah u ugrasada dadka xiran dharkan sidan waxa yiri shaqsi dhoowrjeer dalalka reer galbeedka qaar u aada safar. gabar magaceda yahay Al Menhali’s oo u dhalatay dalka Emaraadka carabta waxn ku baraty dalka News land ayaa tiri maxirta cabaayada iyo xijaab marka aan ku safryo dalalka reer galbeedka. lakiin marka aan joogo meel ka mid GCC Wadmada carabta meelka mid waa muhiim inan xirta si aan dadka ii arkin wax xun.
Sikasta arin yahay Abdul Rahman Al Shamsi, oo ah 23 jir ayaa yiri meelkasto dunida korkeeda dadka muwadiniinta Emaradka waa in ay helaan xoriyad ay qataan lasbikooda meelkast oo ay joogaan. halkaan waa ay jogaan qubaro iyo dad shaqale kooda ( taa kula jeedo reer galbeedka ) waxana ay heystaan xoriyad.
arinka ka dhanka dadka xiran dharka Islamka ama leh surada sunada hajuunkooda waa mid soo jirey mud dheer waxana uu aad u kordhay qaraxii 9.11 kadib ilaa hada. waxana isoo taraya cabshada ay muujinayaan dadka islmaka kuwa kunool dalalka reer galbeedka iyo kuwa u safaro. wana arin u bahan in si weeyn wax looga qabta. dadka somalida oo kunool dalalak reer galbeedka ayaa ay soo foodsartaa dhacdooyinkan oo kale iyo xitaa mararka qaar in laga hor istago tukashada saladaha xiliyada shaqada.
waa muhiim in la helaa dadk xalk ka dhan ah takoorka dharka iyo Suurada islaamka muqaalkeeda iyo maqalkeeda. dad badan ayaa waxaa ay u dhibanyahiin wax aysan wax ka ogeyn ama aysan shaqo ku laheey. si lamid dad badan oo reer galbeed ayaa iyana waxaa ay walaac weeyn ka qaban sida ay ugu dhex noolaankaran dunida islamska aya ka baqayo in la bartilmaamedsada qudhana laga jaro.
mararka qaar waxaad arkeeys saxaafa qaar ineey buun buuniyaan wax yaabo ka dhan ah dadka muslimka si ay ugu soo jeediyan indhaha dadka iyo xukumadaha reer galbeedka. dhanka kale dadka islaamka iyana waxaa dhacda in saxaafada qaar ay baahiso waxyaabo naceeyn ku beeri kara naceeyb ka dhan reer galbeedka.



