Somaliland oo Xabsiga dhigtay farxaan Xidig ,

admin
1 Min Read

FB_IMG_1467499479131

 

Maamulka somaliland ayaa Xabsiga dhigtay Farxaan Muuse Cige Farxaan Xidig oo ah Fanaan kusoo biiray siyaasada soomaliya ,

Farxaan ayaa Todobaad ku xiran Xabsiga ku yaala somaliland ,iyadoo an wax dambiya lagusoo eedenin, Marka laga reebo jn uu aaminsanyahay somaliwayn sida uu wareesi ku sheegey isagoo jooga boorame gobolka owdal bishii 3 aad sanadkii hore 2015

Farxaan oo ah Fanaan siyaasi ayaa sheegey in Siyaasada somaliland ay tahay mid irdaha u xiran ,farhan ayaa yiri Siyaasada somaliya Mogdisho wa mid irdaha u furan waxa igu dhaliyay jn kuu buriiro waad garankarta ,laakin somaliland waa mid dad gaara ku kooban, aniga waxan raba jn an wax u qabto shacabka ku nool gobolka awdal oo ah Gobol waxbadan xaq ka maqan yahiin ,

 

FB_IMG_1467499481952

Farxan waxa u ka qayb qaatay abahii ka dhacay somaliland gaar ahaan gobolka awdal sanadkii tagay ee 2015 ,wuuna dhaqaale aruurin ka sameeey wadamada Yurub oo u kunoolaa Mudo ,

Somaliland ayaa aad uga xumaatay fakarka Farxan xidig iyo siyaaada soomaliyaa in uu ku lugyeesho, Xariga ayaa loo aaneynaya in aydambeesay wareesiyada uu bixyay farxaan sanadki hore 2015

WQ KAMAL

Share This Article