xujeeyda oo loo xiridoona Jijin ama Saacad casri ah

Hajka

Boqortooyada Islamka ee Sacuudiga ayaa shaacisey isticmaalka alad gacanta lagu xirta oo sida Jijin ama Saacada oo kale ah oo loo xiri doono dhamaan xujeeyda waxii sanadka ka dameeye. jijintaan ayaa ah mid technologyada casriga ah oo ku xiran GPR ka aladaha isgaarsiinta ama melaha  fog leeyska xariira.

arinka ayaa kadambeey kadib qasaaroyin xoogan oo naf iyo maal oo ay la kulmaan xujaayda. tii ugudambeysa waxa ay aheed xajkii lasoo dhaafay markii ay is dardareeyn dadkii iyo shil wiish taa oo sababtay dhimashada dad boqolaal ah hal mar hal goob ku dhinteeyn

cilmibarisyo la sameeye ayaa waxaa la soo hindisey in la helo qalab casri dadka xirtaan oo ka caawiey wax badan sida jidadka ay mari laheeyen, saacadaha salaada iyo xitaa amaanka iyo kala dambeeynta dadka dawaafka iyo socdka sameeynaa.

jijintaan ayaa ah mid u sameysan sida sacada oo kale lehna qaab shaqo farbadan. arinkaan ayaa ah mid aan weli si buuxda usoo shaacbixin. dowlada Sucudiga waxa ay ku qsabntahay inay arinka ka iibiiso dhamaan dalalka islaamla oo sameeyn kuleh go’aan ka gaarista xajka iyo waxii lagusoo kordhinaayo

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY