Dalka Paskistan ayaa waxaa ka dhacaday arin naxdinleh oo ka dhan ah gabar isticmaasha facebook iyo snabachatka oo ah baraha dadka ku wada hadlan. gabadan oo lagu magacabo Qandeel Bloch ayaa ah gabar dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka talyaniga. gabadhan ayaa waxaa ya caan ku tahay in ay sawiro kaladuwan la gasho dad kala duwan.
Qandeel Baloch oo ah 26 jir doob ah aan weli guursan ayaa waxaa noqotay gabar u dhaqanta sida gabdhaha reer galbeedka iyo kuw wadamada aduunka qaar. gabadhan oo ku nool dalka Pakistan ayaa waxaa ay iloowday xaladah ka jiro dalkaas oo ay ka mitahay in ay ka jiran halkaas dhaqmo adaga iyo kooxod mayal adag oo ka soo horjeeod sida ay u dhaqmeeyso.
gabadahn wayaa waxaa ay sameeysa in ay aado hotelda waaweeyn iyo in ay sawiro lagashao dadka qeeybahisa kaladuwn sida raga qaar oo dhalinyarada. sawirada ugu xasaasinaa ayaa ah markii ay sawir lagashay nin shiikh oo dadka wacdiyo asiga oo telfoon ku hadlay misana dhinac tagan
qooyska iyo qabiilka ay kasoo jeedo gabadhan aya waxaa dhexmary doodo badan oo ka dhan ah xaalka gabadha. majiran wax galdmood ah oo lasheegey iney gashay balse waxaa siweeyn loogu eedeyey in aysan qadan xijaab iyo dharka durmarka reer baskitan qaatan. iyo in ay soo dhigta baraha social media sawiro kala duwan saacad saacad kuwaa oo cara galshay wiilka la dhashay gabadha
Ms. Qandeel Baloch ayaa waxaa ay cabasho garsiisey cidanka booliska ayadoo ka deeyrisey xaalka amaankeeda. nsiib daro qolayaha plicek iyo kuwa aninga qabilsan warkeda tixgelin fican masiinin gabadha. too aa ugu danbeyntii la arkey meedka. baritaano la sameeye ayaa shegyaan in gabadha la ceejiyeeye oo ay ka muqdeeyn miijin ama ceego.
dumarka xafada ay ku noleed ku nool ayaa aad uga argagaxay dhacadan foosha xun, ayadoo dilka lagu soo eedeey inuu ka dambeeye walaalkeed oo necbaa sida ay u dhaqmeeyso iyo qooyskeeda qaar ka mid oo caro weeyn ka qabay nolosha iyo dhaqanka aan cadiga aheeyn oo aay gabandhan la timid



