deeq raashiin oo maanta lagu wareejiye Maamulka Gobolka Banadir iyo Wariyeyaasha dhiban

food aid 1

wasrada arimaha gudaha ayaa waxaa ay deeq raashin ku wareejisay maamulka gobolka banaadir,  maamul goboleedka koonfur galbeed iyo dhibanayaasha saxafiyiinta somaliyed. deeqadaan ayaa ah mid rashin qalalan lagu gaarsiin doono dadka dhiban oo kunool gobolka banaadir iyi nawaaxigiisa aydoo loo maridoono maamulada degmooyinka.

deeqadan ayaa waxaakale oo ka faa’iideeysan doono wariyaasha dhiban oo ah kuwa ay waxyeelada kasoo gaartay intii ay ku jireeyn wahibaadkooda shaqo. waa markii ugu horeeyse cawinaad dowlada ka timid lasiiyo wariyeyaasha dhiban. deeqqdan ayaa waxaa loogu dhiibay agaasimahayasha warada warfaafinta iyo maamuleyaal idaacadood. waxkale oo deeqdan ka faa’iideysna doono maamul goboleedka koonfur galbeed oo isna qeeybka dadka deeqada lo siiye.

waa arin fiican soo dhoweeyn iyo bogaadin mudan, waxan loo bahanyhy in sida loogu talagaly hoosha loo qabto.

wasiirkuxigeeyna wasaarada arimaha gudaha iyo federalka Mr. Abdirashid Xidig iyo agasimaha gargaarka banii’aadamino Mr. Mukhtar ayaa waxaa ay ku wareejiyeen deeqda maamulada metela gobolka banaadir iyo saxaafada qaranka somaliyeed.

 

Mr. abdullahi

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY