dowlada sacudiga oo adkeeyneysa amaanka xaduudeda
xukamada boqortooyada sacidiga ayaa waxaa ay la tacaaleeysaa sugida amniga xaduudka ay leedahay dalka yemen halkaa oo ay ka baqeeyso dagaalyahanada Daacish iney ku qaadan weerar ka dhan cidanka xaduudka…
Alqacida oo dib usoo kacaysa
wiil uu dhalay cusma binladhin aasahii iyo hogaamiyhii ururka Alqacida aya waxa uu soo duubay fariin hadal taa oo uu ugu talagaly inu ku booriyo dadka islaamka ineey ku dhiidhiyaan…
Sacuudiga iyo Imaardka Carabta oo ku loolamya dhismaha aduunka ugu dheer
shirkada dalka sacuudiga leeyahay ayaa ku dhawaaqday in ay dhisi doonto daarta aduunka ugu dheer oo ay mudo rekoordka buuga aduubka heeysatay dalka Emaradka carabta Daarta Burj Khalifa oo aheeyd…
shebekeda internetka xafiiska Hilery Cinton oo la jabsaday
shebekada internetka xafiiska Hilery Cilinton haweeneeyda xisbiga dimqraadiga masharax madaxweyn u taagan oo weerar lagu sooqaday lana jabsaday macluum farabada oo ku jiray halkaas. marwada ayaa sheegtey maalintii jimcaha shalay…
Dab xoogan oo sameeyn ku yeeshay Magaalada Los Angels
dab aad iyo aad u xoogan ayaa ka qarxay keeymaha duleedka Magaalda Los Angels ee dalka Mareekanka maalinki axada halkaas oo ay waxyeelo kasoo gaartay guryo iyo keeymo waaweeyn magaalda…
Muslimiinta Mareeykanka oo taageeradooda Siinaya Mrs. Hilary Cilinton
dadka Muslimka ee kunool dalka Mareeykan qeeybahiisa kaladuwan ayaa waxaa ay wadaan olole ay codkooda ku siinayaa haweeynada Musharaxada Xisbiga Dimuqraadiga u taagan doorashada madaxweeyne dalka Mareeykanka. hogaamiyaal iyo dad…
dadka reer Puntland oo xalay ilaa maanta wada damaashaadka guusha koobka gobolada dalka
shacbiga reer puntland iyo maamulka madaxdiisaa ayaa waxaa ay wadaan damaashaadyo xoogan oo aan weli hore loogu arkin magaaloyinka gobolada waqooyi bari. runtii faraxadan ayaa waxaa noqtay mid ay dadku…
Ololaha daahfurka Talaalka cudurada sambabka Ariga ku dhaca oo laga bilaabay dalka
Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay si rasmi ah u daah-furtay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo…
somalia doorasha makadhicikartaa waa su’aal dadka waxbadan isweeydiyaan
dalka somalia oo ah dal ay ka muuqato sameynta dagaalka sokeeye iyo nidaam la’aan mudo dheer soo jirtay taa oo ay dadka la qabsadeeyn in ay nolaankaraan dowlad la’aan…
Saameeynta Dagaalka Siiriya
Saadiya Iraq waa meel ay sameeyn weeyn u geeysteen taas oo sameeyn bubur xoogan ku reebtay dalka iyo dadka reer Siriya degaanka ayaa ha dhulbeereed qani oo ay tacban jireeyn…




