shebekeda internetka xafiiska Hilery Cinton oo la jabsaday

admin
1 Min Read

Hilery data

shebekada internetka xafiiska Hilery Cilinton haweeneeyda xisbiga dimqraadiga masharax madaxweyn u taagan oo weerar lagu sooqaday lana jabsaday macluum farabada oo ku jiray halkaas. marwada ayaa sheegtey maalintii jimcaha shalay in shebekeda loo dhacay maclumaadka ku jiray la buriyay

arinkaa ayaa ah weerar xoogan oo sameeyn ku yeelankara dadaalka xoogan oo ay ugu jirto Hilery ineey noqoto madaxweynaha dalka mareeykan doorashada soo socoto. haweeyneeydaan ayaa guulo badan kasoo hooyisay taageerada dadweynaha oo aad iyo aad u taageereyn in markii ugu horeeyse dumarka xilka ugu sareeye dalka mareeykan ay qabtaan

hilery ayaa weerarkan waxaa ay ku eedeeeysay dolwada Ruushka ineey ka dameebese weerka si ay u waxyeelaan olalaha doorasho dalka iyo xifaaltanka ka dhexeeyo USA.  dhankale Ruushka ayaa beeniyeye eedanta  loo jeedieye in ay ka dambeeyaan weerarka dhanka internetka ka dhanka shebekada hilery clinton.

lama oga saameeynta ay ku yeelankarot ololaha xisbiga dimuqraadiga iyo hormuudkooda hilery cilinton.

Share This Article