Dab xoogan oo sameeyn ku yeeshay Magaalada Los Angels

admin
1 Min Read

dabxoogan Los AAngeles

dab aad iyo aad u xoogan ayaa ka qarxay keeymaha duleedka Magaalda Los Angels ee dalka Mareekanka  maalinki axada halkaas oo  ay waxyeelo kasoo gaartay guryo iyo  keeymo waaweeyn magaalda ku hareeyrsna. dabka ayaa ahaa mid qalqal geliyay dadkii kunoolaa maglada iyo nawaaxigeeda.

baqtiinta debkan oo aheey  mid aad iyo u adag ayaa waxaa ka qeeyb qaatay in ka badan 900 dadka dabka damiya diyaarado  41 xabo iyo gawaradia biya tuura. dabkan ayaa ah mid aad iyo aad u weeyna kaa oo asameeyn dhaqaale iyo mid noloeeyd durbadiiba kumaan kun  qooys ayaa goobta isga hayaameeyn ayakoo u baxsaday magaalooyinka xiga goobta debka ka qaraxay

dabxoogan Los AAngeles1

heer kulka ayaa ah mid aad u kulul 41C taa oo hoowsha ka dhigtay mid adag dadka dabka baqtiinaya ku adkeeyse hoowlahooda ineey gutaan. nasiib wanag dadaal xogan kadib qolyaha dabka damiye waa ay ku guuleeysteeyn baqtinta dabkan.  waa arin markasta dhacado in dab uu qabsado keeymaha waaweeyn ee dalka markeeykan taa oo markasta reebta sameeyno kaladuwan.

 

Abdullahi

Share This Article