Muslimiinta Mareeykanka oo taageeradooda Siinaya Mrs. Hilary Cilinton

admin
1 Min Read

Hilery cilinton 2

dadka Muslimka ee kunool dalka Mareeykan qeeybahiisa kaladuwan ayaa waxaa ay wadaan olole ay codkooda ku siinayaa haweeynada Musharaxada Xisbiga Dimuqraadiga u taagan doorashada madaxweeyne dalka Mareeykanka. hogaamiyaal iyo dad wax garad ah oo ka mid ah Muslimiinta Mareeykan yaa wada abaabulo ay ku xoojinayaan codbixinta doorashada Madaxweyne in ay siiyaan haweeynada lagu magacabo Hilary

dadka Muslimka dadlka Mareeykanka weeybahiisa kaladuwan ayaa waxaa heeysta  takoor iyo cadaadis ka dhan ah Islamka taa oo aad iyo aad usii kordheeyse waayadan dambe. dadban oo Ajaaniib oo ay ka midyahiin somalida ayaa u hayaameeyn dalka Canada oo daris la eh USA halkaa oo ay ka radinayaa magangalyo iyo xasilooni diintooda iyo caqiidadooda oo lagu hajumo marar badan.

arinka ayaa waxaa ay fursada qaali ah utahay xisbiga dimuqraadiga ineey mar sedexaad xilka dalka qabataa taas oo dharbaaxku ah xisbiga jamhuuriga oo isna olole baaxadweeyn ugu jira doorashada dalka mareeykanka. dadka islmaka ayaa  u diyaargarbaya intooda badan ineey codka siiysan gabadhan haweeyneyda la yirahdo Hilary oo balan qaaday ineey ciribtirdoonta islaam naceeybka oo ah mid xun caqabadna ku ah dadka islmaka iyo mustqablka fog ee dalka mareeykanka siyaasadiisa.

 

Abdullahi

 

Share This Article