shacbiga reer puntland iyo maamulka madaxdiisaa ayaa waxaa ay wadaan damaashaadyo xoogan oo aan weli hore loogu arkin magaaloyinka gobolada waqooyi bari. runtii faraxadan ayaa waxaa noqtay mid ay dadku siweeyn ugu soo baxeeyn wadooyinka, gobaha dad weynaha iyo hoteelada.
dhamaan bulsha weeynta reer puntlad dalka iyo dibada meelkasto oo ay jogaan waxaa ay u aheed maalin weeyn oo ay ku geelysteeyn koob dalka qiimo weeyn kaleh. waxaana ay dadka puntland u abaal gudyaan caruurtoodii guusha u soo hoyiyeen oo ah teamka koobka sharaftaleh usoo hooyiye.
ma aha kaliye magaaloinka maamulka puntland xitaa waxaa si weeyn looga damaashaadaya inka badan 10 dal oo caalnka kuyaalo halkaas oo ay jaaliyadaha puntland ka abaabulyaan caawo soo dhoweeyn guusha taariiqiga ah iyo soo bandhigida kartidaooda ciyaaraha kubada cagata.
markii ugu horeeyse Magaalada muqdishu waxaa si aan caadi aheeyn loogu arkyaa gadiid ay lulanayaa calanka puntland iyo dhanliyaro raxa raxan u socda oo wadooyinka si farxadleh ku maryaa ayaka oo luxaya calnka puntland. dad badan magaalada muqdishu xafadaheeda kunool ayaa waxaa ay layabeeyn calnkan cusub oo ay qaar is dhaheeyn ma calankii somaliya baa la bedealy.
madaxweynaha jamhuriyada federaalka, reysul wasaraha iyo madaxmeynaha doowlad goboleedka puntland ayaa si iskumid ah waxaa ay goobo kala duwan uga mahad celiyeen guusha xulka puntland iyo shacabkkeda gareen. waxakale ay wadageeyn aryada in sportiska yahay mideeye iyo nabadeeye bulshoweeyn
madaxweynaha jamhuuriyada federlaka somaliyed, reeysul wasraha iyo wasiikra isporitga ayaa ku wareejiyey koobka ciyaaraha gobolada dlaka 2016 kabtanka iyo tababaraha kooxda xulka puntland 26 July 2016 abaarahi marqibka gabaldhaca.
Yaxye




