shirkada dalka sacuudiga leeyahay ayaa ku dhawaaqday in ay dhisi doonto daarta aduunka ugu dheer oo ay mudo rekoordka buuga aduubka heeysatay dalka Emaradka carabta Daarta Burj Khalifa oo aheeyd mida aduunka ugu dheer. shirkada Emaar oo laga leeyahay dalka sacuudiga ayaa shaacisay in ay soo gabagabeeyse naqashada daarta aduubka ugu dheer taa oo goordhow dhisamaheeda bilawandoono.
dhismanahan ayaa waxaa uu noqdoonaa mid ka dheer daarta Burj Khalifa oo ku taala dadlka Emaradka carabta. mashruucaan sacuudiga laga dhisayo ayaa ku kicdoono dhaqaale gaaraya 1 bilion waxaan lasoo gabagabeeyn doona 2020.
arinka la yaabkale ayaa ah in furitaanka dhisamahan shirkada Emaar ay ka dhiseyso dalka sacuudiga uu ku soo aadi doono xili dowlada Emaradka caranta ay martigelindoonto carwaada dhaqaalaha aduunka halkaas oo lagu soo bandhigi doono.
wadamada carabta ayaa noqdeeyn kuwo aduunka ku hogaamiya tartanka daaraha dhaadheer iyo gaadiidka aduunka u gu qaalisan taas oo ah qasirida maalka meel aanku habooneeyn.
Mr. yahye




