Alqacida oo dib usoo kacaysa

hamaza binu-ladin

wiil uu dhalay cusma binladhin aasahii iyo hogaamiyhii ururka Alqacida aya waxa uu soo duubay fariin hadal taa oo uu ugu talagaly inu ku booriyo dadka islaamka ineey ku dhiidhiyaan dhiiga dadak reer falstiin oo malinkasta daadanaya

fariinta ayaa loogu magac daray Ramal waa naag la guursaday, yaradeedana waa dhiiga shacbiga.  fariintaan ayaa ah mid ku mujinaay wiilka carada alqacida ay ka qabaan dhibka reer falastiin oo dhan. waxan uu yiri xorinimada dadka reer falsatiin waa mi u baahan in loo kaco lagana xoreeyo cadawga.

arinkaan ayaa waxaa uu dhaliye dood dhex marta dalalka Iran iyo USA mareeykan ayaa ku eedey iran iney weli alqacida ay hub iyo dhaqaale siiso.  halka dowalda Iran ay iska fogeeye arinkaan.

wiilka waa 27 jir leh labo caruur xaaski waa gabadha ayman aldawari kuxigeenkii hore alqacida.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY