dowlada sacudiga oo adkeeyneysa amaanka xaduudeda

admin
1 Min Read
Saudi border guards stand on their vehicle as they are deployed on the Saudi-Yemeni border, in southwestern Saudi Arabia on April 6, 2015. Saudi Arabia will raze 96 deserted border villages to prevent their use by infiltrators from neighbouring Yemen, where the kingdom is leading air strikes on rebels, a report said. AFP PHOTO / MANSOUR HADI / AFP PHOTO / MANSOUR HADI

xukamada boqortooyada sacidiga ayaa waxaa ay la tacaaleeysaa sugida amniga xaduudka ay leedahay dalka yemen halkaa oo ay ka baqeeyso dagaalyahanada Daacish  iney ku qaadan weerar ka dhan cidanka xaduudka ilaaliya. dhoowr jeer ayaa lasoo weeraray waxan kii ugu dambeeye uu dhacaay axadii lasoo dhaafay halkaas oo ay isku farasareeyn dagalyanada daacish

kadib duulaankii Yeman ay ku qaadeyn ciidan ay horkaceey so dalka sacudiga waxaa sii kordhaca weerar lala beegsanayo ilaalada xaduudka sacudiga la wadaago dalka yemen. halkaa oo ay ka jiraan dhibaatooyin xoogan.

Share This Article