istcimaalka shebedka social media qeeybaheeda kaladuwan ayaa aduunka ku soo badanaya. waa technologiyad wax aad iyo aad u weeyn caalmka iyo nolosha iyo ilbaxnimada kusoo kordhisay. faa’iidooyinka baraha bulshada ku wada xariiraan ma ah mid hal ama lbo qormo lagusoo koobi karo. waa arin baaxad weeyn una baahan cilmibaarisyo xoogan
inta hada la ogyahya facebook ayaa ha baraha ugu badan ee la isticmaalo kaa oo leh dad aad u farabdan oo macmiil. ayna u fufudahay qofkasto inuu baadigoob cida ama kooxda uu daneeynayo inuu xarir las yeesho ama macaluumaadkooda wax ka ogado
100 dacebook aduunka ugu dadka badan waa ku wanaa http://fanpagelist.com/category/top_users/ waxaan safaka hore uga jiro ciyaaryahnka caanka kiristiyano ronaldiino oo ay dhaliyarta ciyaaraha sprotiga jecel si weeyn u wada yaqaanaan haba aheeda mid ka mid ciyaartooyda aduunka ugu taagreo badan sida ku muuqto facebookisa
hadii aad dooneeysid inaad soo shaacbixis waxqabadkaada, ama aad laxiriirto dadka aduunka kunool ama aad rabto inaad haasawahada ku sameeyso si fudud maxaad wax badan uga baranweeydey social media. hadii aad hore u leheeyd waa fiicantahay balse isku day inaad barta. dadbadan waxaa dhin ka heystaa sideey ku maamulan lahaayeen barahooda bulshada. waxan dhacada ineey si fudud key lumiyaan facebuugooda ama social media hooda taa oo ah dhib in aad markastaa abuurtaa mid cusub.
isku day inaad wax badan ka bartaa. waxii aad daneeyneyso ama dantada kuxiran waa la hantaa si ay kuugu fududaato maareeyntooda.




