Shaqaale Hindi u dhashay oo ku dhibaateysan Dalka Sacudiga

admin
1 Min Read

idian saudi

in ka badan 800 oo shaqaale ajaaniib ah u dhashay dalka India yaa waxaa ay dhibaato nololeed ku heeystaa dalka Sacudi Carebiya oo ay u joogo hoowlo shaqo. arinka ayaa imaaday markii shirkada dhismaha qaar kamid ay soo wajahaday hoose u dhac dhaqaale taa oo dhalisaya in shaqaale dhimis la sameeyo

dadka ay arinkaan sameeysey waxaa uu badan Hindi oo gaaraya in ka badan 800 oo shaqaale oo ay heeysato shaqo la’aan iyo hooy la’aan.  safaarada dalka India ay ku Leedayahay Reyadh ayaa biloowday qorshe ay dadka ku quudineeyso. dadkan ayaa u badan rag dhaliyaro xoogsato ka shaqeeyn jireeyn dhismayaasha guryaha, jidadka iyo goobaha ganacsiga

tani waxaa ay timid xili dolwlada somalia ay shaacisay in dhoowr kun shaqaale somaliyeed loo diraray dalka Sacuudiga kuwaa oo aan cid hada meel ku sheegtey eeysan jirin.  Dalka sacuudiga waxaa kunool somaali badan oo ka xogsadan halkaas intooda badan ma heystan waxa sharci ama war qadao aqoonsi

 

Share This Article