waxaa maalmahan cirka isku sii shareeyay xiisad kacsaan oo ka taagneeyd Srinagar oo ah maamul hosaad ka tirsan dalka India halkaa oo laga xukumo Bombay. kagadaal ifahmiwaaye dhanka siysada iyo waxyeelo joogta oo ka timid dhanka ciidanka amaanka suga olicka ayaa waxaa ay dhalisary cabasho xoogan ka tidmid dadka shacbiga
dhaliyaro careeysan ayaa waxaa ay bilaabeeyn olole ay kula dagaalyaan ciidanka aamaanka sugo halkaa oo ay malinwalbo ka dhacayeeyn mudaahraado xoogan. inta la ogayahay waxaa ay sheegeeyn wakaalda wararka iyo isbitaalda in kabadan 50 dhimasho iyo shaawac aan la cayimikarin tiradisa.
arinta ayaa faraha ka baxaday markii 8 July 2016 ay ciidanka India dileey wiil dhalinyaro oo ka horyimid bandoow ay soo rogeeynka ciidkan India. meeydka wiilka dhaliyarada ayaa waaa qabriga u galbiye dad kumaan kun ah kuwaa oo markii ay soo laabteeyn bilaawey mudaaharaad.
gooabaha ganacasiga, school iyo wadooyinka qaar ayaa xiran wadoyinka qaar waaa ay noqdeeyn goob ay usku baacsadaan ciidanka iyo dhalinyaro dhagax tuur ah. arinka ayaa gaaray heer dadka qaar ay soo qaataan calanka dalka Bakistaan oo ay xasrad dhanka siysada iyo xudaad ay ka;a dhaxeeys dalka India.




