Amina Al jefery oo ah gabar yar labtan jir ayaa waxaa ay heystada dhalashada Sacdiga oo aabaheed kasoo jeedo iyo dhalashada Biritishka oo ay ku wadatay dalka Egriska Swansea halkaas oo ay ku soo barbaartay.
aabaha dhala gabadha oo u dhashay dalka sacudi carbiya ayaa waxaa uu kaxeey dalka Sacidiga halkaas oo uu ka dhigam maxbiis guri ah. dolwadal engriiska ayaa sheegtay in gabadah Amina Al Jefery la galshay maxbuus aan sharci aheeyn ayadoo laga qaaday xoriyadeed iyo dhalasahdeeda labada dal.
aabaha gabadha dhalay ayaa ka carooday kadib markii gabadha ay shumisay will ajnabi ah too uu kasoo hordjedo dhaqanka sacuudiyanka iyo diinta islaamka.
dowlada ingriiska ayaa qareeyn u qabay gabadah waxaan la filayaa in aabaha dhalaya uu soo deeyn doono dibna loogu sooceliyo dalka UK . dowlada ingriiska ayaa tiri gabadha ayaa u dhiban doorasahda guurka ay doneeyso iyo nolosha.




