Maxkad Dalka Turkiga oo Xukun Ku dirady Fethullah Gulen

admin
2 Min Read

tuekey erdogan and gulen

maxkamad kutaalaa dadlka utrkiga ayaa xakun ku diray wadaatka hogaamiye dimeedka u dhashay dalka utrkiga Shiikh Fethullah Gulen oo ah nin masaafur uga madaqan dalkiisa kuna nool US state of Pennsylvania

Fethullah Gulen ayaa ahaa nin ay jaal dhanka siyaasada ahaayeen Erdongan balse ay kala  fogaadeeyn sandkii 2013  muran siyaadeed iyo eedeeymo musuq maasug.  Gulen ayaa ah wadaad sameeyn xoogan ku leh siyaasada, diinta iyo dhaqalaha dalka turkiga.

Erdogan oo cobsi weey isga qabay ayaa waxaa uu soo xawilay qolayaha Fethullah Gulen la shaqeeyo dhanka somaliya halkaa oo aay ka  geeysteen caawinaad wax ku ool ah. mashaariicda ugu badan ee turkiga dalka ka hirgelsha kuwooda ugu macquul san waxaa malgeliya munadamado iyo  hayada la shaqeeyo Fethullah gullen.

Fethullah Gulen ayaa dhashay 27 April 1941 waa nin daaci dhanka diinta oo si weeyn looga  xitgeliyo aqoontiisa iyo doorkiisa uu ku leeyahay dhanka diinta islamka. Gulen waa nin maal qeeybn  ganacsade ah sameeyn xoogan hadana kuleh dhanka dhaqaalaha,  Fethullah Gulen waa nin siysada Turkiga sameeyn ku leh waxaan uu saaxiib dhow la ah Erdogan iyo madax kale oo turki ah.

maxkamad ku taalo dalka turkiga ayaa xukun ku riday shiikh Gulen asigoo maqan waxaan lagu xukumay dabmbi afgabi ka dhan dowlada iyo  isku day dil madxaweeyne iyo shacbi. dowlada trukiga ayaa xanibaad kusoo raogtay dhamaan hanitada uu lahaay Faxilah Gulen.

su aasha meesha taalo waa Erdogan maka guuleysan karaa ninka awood diimeeydka iyo tan dhaqaale isku darsaday.  mis ka dhiidhiinta dadka trukiga ay ayaa ah loo malyeeynaa taageero Erdogan. dadka trukiga ayaa waxaa ay ka dhiidhiyeen afgambi iyo dagaal sokeeye.

Mr. Kamaal

Share This Article