Sariir Laba wadan ku taala

admin
2 Min Read

hotel xaduud

Hotel Arbez ayaa ah hotel qadiimi ah oo ku yaalo xaduuda labada dala Farace iyo Sewerland hotelkan ayaa mid qadiimi ah lana dhisay xili fog 1921. hotelkan oo ah mid ka mid ah hotelada aduunka ugu facawey ayaa leh qiimey aad u weeyn.

sariir ka mid ah sariiraha hotelka yaala marka aad ku seexata waxaad dul jiiftaa labo dal  madaxada dal ayaa yaalaa lugahadana dalkale ayay yaalaan. badana waxaa hotelkan seexda oo jecel dadka arooska iyo dadka taariiqyahanada oo xisaya waxyaabahii hore.

hotel arbez2

labada dhisme hoteelka waaxaa kala qeeybisa maqaayad taa  oo goobta wax laga uno ama cabo hotelka waxan dhexmara xaduudka. maqayadan waxa yalaa laba saf oo misas ah waxan dhex mara xaduudka waxana ku calaamadeeysan calmada labada dal

dadka qaar waa ay layabayan arinkaa waayo xaduud waxaan u naqaana meel askar  joogto ama xakaabad ay ka dhisantahay. waxaa jiraan xaduud badan oo ay san u dhaxeeynin waxa weeyn waxaan ay u badanyahiin dalalka yurubta.

waxaa jira xaduud isana hal dukaan ama qol dhex maro iln waa dal ilin kale waa dal. taa oo ah xadaarad iyo il  baxnimada dadkii hore. arinkaan ayaa laga dhaxalay dadkii hore. waxaa jira dalal badan oo dad isleh uu sameeye xaduud siyaasadeedka lakiin dadka aan sameeyn ku yeelan.

Share This Article