dab qabsaday suuqa buulo xuubeey degmada Wadajir
dab xoogan ayaa qabsaday suuqo xaafada buulo xuubeey. dabakaan ayaa qaraxay aroonimadii hore saakey. dhalinyarada xaafada buulo xuubeey iyo dadkii deegaanka ayaa dadaal xoogan ugu jiro daminta dabka oo…
saameeynta doorashada Ameerrika Ku yelan karta Aduunka
sida ay qortay saxaafada mareeykanka qaarka mid ah oo dhaliilo iyo rajo xumo ka muujisay cawaaqibta doorshada dalka Mareeykanka ay ku tartamayaan labada xisbi dalka ka jira. xisbiga demuqradiga oo…
doorashoyinak xildhibanda oo rajo xumo laga mujiyey
doorashada xildhibaanada baarlamanka lagu waday ineey bilaawto goordhoow maalmaah soo socodo ayaa waxaa laga baqayaa in dib u dhac ku yimaada taa oo loo aneeynaayo sababo badna iskaashada . farsamo…
maxaad ka taqaanaa atariishooyinka doobka ah
Piriyanka Gobra waaxaa 34 jirsatay juladii hadeer aheed waan doob aan werig guursand. waxaan ay kunaaloneeysaa doobnimadeed mudho aysan cayimin. waa mid ka mida ah xidiga boliwoodka. Trisha waxaa 33…
gabar dalbatay qaliin ragnimo
gabar u dhalatay dalka Emaradka carabta aya waxaa ay codis u gudbisey maxkamada kutaala dalka oo ayku dalbaneeyso in lasiiyo ruqsad ay ku aad qaliin caafimad dibada. gabadhan 29 jirka…
EU oo sheegtey in Xanibaado dheeri ah lagu soo rogi doono WhatsApp and Skyp
midowga reer yurub ayaa shaciyeen in ay soo ragi doonaan taalabyin dheeri lagu maamulo adeeg whatApp and Skyp oo ah baraha bulshada kuwada xiiraaraan. arinkaa ayaa haandoono in adeegydan…
Hogaamiye Kooxeed Reer Congo oo maxkamada dabiyada calmka lageye
ninka lagu magaca Bosco Ntagadan ayaa ah hogaamiye koxeed horumuud u haa dagaalyahno arxan daran oo reer koongo ah. ninkaan ayaa waxaa lagu soo ogay 18 dambi oo ay ka…
Madaxweynahii Hore Isreal Mr Shimon Peres xaalad caafimad xumo heysta
Mr. Shimon Peres oo horay dalka Isreal uga soo noqday madxweeyne ayaa waxaa lasoo werinyaa ineey soo foodsartay xaalad caafimad xumi. Shimon Peres ayaa ah nin oday kaa oo noloshasi…
Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka
Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu…
Ordyanka Reer Ethopiya oo dalka Mareykan Magangelyo weeydiiste
Feysia oo ah ordyahanka heerka qaran dalka Ethopia uga qeeybgalay ciyarahii maalmo ka hor soo idlaaday ayaa waxaa uu ka degay dalka Mareykanka halkaa uu weeydise megangalyo siyasadeed. ordyahnaka…




