maxaad ka taqaanaa atariishooyinka doobka ah

admin
3 Min Read

bbbpnuq

Piriyanka Gobra waaxaa 34 jirsatay juladii hadeer aheed waan doob aan werig guursand.  waxaan ay kunaaloneeysaa doobnimadeed mudho aysan cayimin. waa mid ka mida ah xidiga boliwoodka.

bbbpqrr

Trisha waxaa 33 jirsatay mayd bishii lasoo dhaafay waa xidgta koofur hinday waxaan ay caanku tahay jilida filmda jeceelka waan atriisho si weeyn loo  xiiseeyo aflaanteed waxaan ay caanku tahay filimaan badna oo uu ka midyahay filmka Ninnai Thaandi Vuravaya

bbbpyiy

Anushka Shetty waa jilaa caan 34 jirsatay waana doob waxaan ay ka midatahay xidiga Tollywood waxaan tahay doob. inkastoo ay jiraan in lagu xanto shukaansiga mararka qaar hadan majiro xiiriir sax ah oo lagu tilmaamikaro qofka ay  la leedahay.

bbbpqjh

Raja Rani waa 34 jir novemberta soo socoto waxaan ay kunaaloneeysaa doobnimo xoogan oo ayku faraxsantahy. waa gabar hal adag wareeyski dhanka guurka ay bixisay waxaa ay sheegey ineysanba jecleeyn shukaansi iyo guur midna waqtiyada dhow.

bbbpvdv

Neha Dhupai 36 jir waxaa ay soo martay xiiriiro iyo jaceeylo ay lasoo jishay rag kala duwan wana ay ku guldareysty ineey guur yagleesho inkastoo ayada ay daneeyneysay guur balse uma samixin waqtiga. wareysi ay bixisey ayay ku tiri dhoowr  jeerbaan jecal sameye basle ma mira dhalin

bbbpgrh

Rema Sen xidigta Bangali waa 36 jir xiriir jacayl la sameyse siyaasiga Orrisa Kalikesh Sign Deo xiriirkaa oo aan miro dhalin sabantoo kala fogaasho deeganka ayaa  hor istaagty koboca jeceelkooda

bbbpj1p

Tabu waa atriisho aad uga facweeyn jilaayasha aan soo sheegney oo dhan waxaan ay jirtaa 42 sano waa mid ka mid ah atriishoyinka doobka kuwada ugu waaweeyn. waa jilaa caanku ah muuqaalada qaawan iyo kuwa nudada waana qof weeyn.

bbbplai

Ameesha Patel waa 40 jir waan atariisho isku bedeshay filim soo saare ama filim maamulo ,  xariir shukaansi xoogbadan aya sameeysa nasiib dor fashil ayuu ku dhamaaday waxaan ay  xooga saaartay horumarinta mihnadeeda shaqo waa filim soo sare.

bbbpvgp

Sushemita Sen waa 40 jir waan boqrada quruxda oo ay weli ka muuqato. waxaay sameyse xiriiro jeceeyl lakiin ma asyan mirodhalin. waxaa ay leedahay labo gabdhoo oo ay sand dhalin laakiin ay u korsato sadia caruurteeda oo kale. waxaa ay caan ku tahay aflanta iyo muqalda qaawan

 

waxaan idiin oo gudbin doonaa julayasha raga macluumaadkooda lasoco  kana mid noqo assxaabta facebuug si aad waxbadan uga ogtaato jilaayaasha aduunka rag iyo dumar

Share This Article