doorashada xildhibaanada baarlamanka lagu waday ineey bilaawto goordhoow maalmaah soo socodo ayaa waxaa laga baqayaa in dib u dhac ku yimaada taa oo loo aneeynaayo sababo badna iskaashada . farsamo xumo dhanka beelaha oo weli aan soo gudbin musharaxiita saxada ah iyo dadka codeynaya iyado beelaha intooda badan ay muuiyeen qilaafad iyo isqabqabsad
dhaqaale xum soo wajahda hoowsha iyo tasiiladkii shaqo oo aan weli diyaar aheeyn. iyo laanta nidaamda qeexan oo lagu hago hoowsha. waxaan macquul ah in ay doorashoyinak xildhibaan dib u dhacaan ilaa mudo aan la cayimin.



