sida ay qortay saxaafada mareeykanka qaarka mid ah oo dhaliilo iyo rajo xumo ka muujisay cawaaqibta doorshada dalka Mareeykanka ay ku tartamayaan labada xisbi dalka ka jira. xisbiga demuqradiga oo hada xilka haya mar uu madaxweyne Obama dalaya aya yriri waxaan nahay dal dimuqradiyada, xaquul insaanka iyo xoryatul qoolka dhoowridsa hormuud ka ah.
waa in dadka Mareyknka ay kala doortaan hogaan dalka iyo dadkisaa ku hogamiya qaab dimuqraadi ah iyo mid kalitalisnimo dalka ka ku hogaminkaraa dhibtayo marxalad aan la qiyaasikarin.
doorashada dalka Amerika ayaa noqtay aduunka intiisa badan dadka ay isha iyo dhegta ku hayaan waana arin dadka ay dareemayaan in sameeyn ay ku yeelankarto sida wax u dhacaan.
saxaafada dalka Amerika qaar banad oo ka mid ah ayaa ku celclinya waa in dalka Amerika iyo dakiisa waxaa ay aaminsanyhiin oo ah dimuqradiyad in la difaaca. waana in waxkastaa o arinkaa kasoo horjeedo aan beri kanaqanaa.



